Recent Posts

(SAWIRO) Hay’adda Biyaha Puntland PSAWEN oo Garowe ku xustey maalinta Biyaha Aduunka.

(Garowe Pi) Waxaa maanta xarunta hay’adda PDRC ee magaaladda Garowe ka dhacdey munaasibad maalinta Biyaha aduunka oo sanad walba maanta oo kale 22 March laga wada xuso dunida oo dhan,waxaana xuska maalinta caalamiga ah soo abaabuley hay’adda Biyaha Puntland ee PSAWEN. Kulanka xuska maalinta Biyaha Aduunka waxa ka soo qayb […]

Hay’adda PSAWEN Iyo Shirkaddo Heshiis Kala Saxiixday[Sawiro]

Hay’adda Biyaha iyo Tamarta u qaabilsan Puntland ee PSAWEN ayaa maanta heshiis la Saxiixtay Saddex Shirkadood oo qaabilsan biyaha kuwaasi oo dhamaantood ka jira gobolka Karkaar, Xaflada heshiiska oo ka dhacday Xarunta Wakaalada Xooga Korontada Umadda[W.X.K.U] ayaa waxaa kasoo qaybgaly mas’uuliyiin ay kamid yihiin Madaxa mashruuca PPP ee PSAWEN Injineer […]