Recent Posts

BIYO LA,AAN BAAHSAN OO SOO FOODSAARTEY DEEGAANO KA TIRSAN GOBOLKA BARI

Ka dib socdaal saacado badan qaatay markii ay ku gaareen deegaano wax badan ka fog laamiga saraakiil ka tirsan Hay,adda Biyaha Puntland PSAWEN iyo Wariyaha PUNTLAND POST Abshir Dhiirane waxay ugu kuurgaleen xaalada abaareed ee ka jirta deegaano hoosyimaada Degmada UFEYN ee Gobolka Bari. Socdaalkan oo ahaa mid aanu ku […]

PUNTLAND OO BIYO DHAAN XOOG LEH KA BILOWDAY DHULKA BAADIYAHA

Hay,adda biyaha Puntland (PSAWEN) ayaa markii ugu horeysay biyo dhaan xoog leh ka bilowday deegaanada miyiga iyo tuulooyinka abaartu ka jirto ka dib markii ay hawlgalisay gadiid u gaar ah biyo dhaanka oo ay Puntland u iibisay abaaraha culus ee ka jira dalka Soomaaliya.  Tirada gadiidkan oo ah 6 gaari […]

PUNTLAND OO 6 GAARI KU WAREEJISAY HAY’ADDA BIYAHA EE PASAWEYN

Wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka Puntland ayaa hay’adda biyaha iyo tamarta Puntland ku wareejisay lix booyadood oo ay Puntland ku iibisay deeq lacageed oo dhammeyd boqol iyo konton kun oo doolar oo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ugu tala gashay ka qeyb-galka abaaraha Puntland kajira Lixdan booyadood ayaa qab ka […]

Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa mahad balaadhan u soo jeediyey Hay’adda Biyaha,

ntaasi kadib Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa u soo kicitimay dhanka magaalada Dhudhub oo ay shacabka malaadasi si diiran u soo dhoweyen madaxweynaha Dawladda Puntland iyo weftigiisa. isla mar haantaana  waxaa uu madaxweynuhu xadhiga ka jaray ceel biyood ku shaqaynaya tamarta cadceed (solar) oo ay hirgelisey Hay’adda  Biyaha, Tamarta iyo khayraadka […]

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO DAAHFURAY BIYO DHAANKA WEJIGA 2-AAD EE GURMADKA ABAARAHA GOBOLADA

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 January 2017 si rasmi ah u daahfuray biyo dhaanka wejiga labaad ee gurmadka abaaraha gobolada Dawladda Puntland. Daahfurka qaybta 2aad ee biyo dhaamiska gurmadka baaraha gobolada Dawladda Puntland waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey gudiga Abaaraha Puntland oo isugu jira Masuuliyiin […]

PUNTLAND OO QORSHE 5 SANO AH U DEJINAYSA NADAAFADDA IYO BIYAHA

psawen.com(garowe)Kulan looga hadlayay qorshaha shanta sano ee soo socota istaraatiijiyadda biyaha iyo nadaafadda Puntland ayay maanta ku qabatay magaalada Garowe Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowlada Puntland oo kaashanaysa Hay,adda UNICEF waxaana kazoo qeyb galay masuuliyiin ka socota wasaaradaha iyo hay,addaha ay qusayso kuwaas oo ay ka mid yihiin […]

PSAWEN OO QALAB BIYOOD MAANTA SIISAY MAGAALOOYINKA PUNTLAND.

Hay,adda Biyaha,Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Puntland (PSAWEN) ayaa maanta ku wareejisay qalab biyood shirkaddaha ka shaqeeya biyo-galinta magaalooyinka Garowe, Bosaso,Gaalkacyo,Qardho, Buurtinle iyo Bacaadweyn,Ka dib munaasabad  ka qabsoontay xarunta hay,addu ku leedahay magaalo madaxda Puntland ee Garowe. Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Hay,adda Biyaha,Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga Puntland (PSAWEN) Xirsi Xasan […]

DONATION OF 40FT CONTAINER CONTAINING U-PVC PIPES AND FITTINGS TO PSAWEN

Terre Solidali handed over 40ft HC container containing U-PVC pipes of 14,128 meters and fittings of 382 pieces to PSAWEN for Gardo water supply extensions. PSAWEN received the donation from TS and then handed over to HODMAN Water Company in Gardo. The Purpose of this donation is to improve water […]

(SAWIRO) Hay’adda Biyaha Puntland PSAWEN oo Garowe ku xustey maalinta Biyaha Aduunka.

(Garowe Pi) Waxaa maanta xarunta hay’adda PDRC ee magaaladda Garowe ka dhacdey munaasibad maalinta Biyaha aduunka oo sanad walba maanta oo kale 22 March laga wada xuso dunida oo dhan,waxaana xuska maalinta caalamiga ah soo abaabuley hay’adda Biyaha Puntland ee PSAWEN. Kulanka xuska maalinta Biyaha Aduunka waxa ka soo qayb […]